Who is SomaliBusiness.info 9

Waa Maxay SomaliBusiness, Qaab nooce ah ayay kaga cawin karta inu koro ganacsigaagu?

Qorshaha SomaliBusiness.Info waxa uu yahay in uu dhiiri galiyo gacansatada Somaliyeed meel walba oo ay joogaan. Tirada gacansatada oo malin walba kor u kacaysa awgeed, waxan jeclaysanay inaan samayno meel ganacsatada Somalida oo dhan ku kulanto si wax loo wada wadaago sido kale la isku dhiiri galiyo. Intaas waxa dheer, dhiiri galinta ganacsatada Somalida kadib, hadi aad go’aansato inad ganacsigaaga ku xayaysiisato bogeena hore waxa aan si lacag la’aan ah kugu xayaysiin doona ganacsigaaga.

Fikir ganacsi waa ka abuuray Netflix, Amazon, Alibaba, Google, Facebook iyo shirkado kale oo ku fadhiya qiimo dhan bilyan dolar. Shirkadahaas dhamaantood waxay ka bilaaben talaabado 1, kadib talaabado 2, kadib talaabad0 3 – ilaa ay so gaadhen meesha ay manta joogan. Laakin waxa so gaadhsiiyey meesha aya manta joogaan wa fikirkooda gacansi.

Sababta aan u jirno waa inaan hubino inaad ku guulaysato dadaalkaaga ganacsi. Ganacsigaagu nooca uu doono ha ahaado, waxa aan rabnaa inad naga mid noqoto oo aan samayno bulsho sharaf leh.

Hadii aad haysato shirkad wayn ama aad tukaan ku leedahay gees yar, waxa aan rabna in aad nagu soo biirto si aan u abuurno midnimo, wadashaqayn, horey u socod iyo calaamad midnimo. Waxan rabnaa inad ganacsigaaga kuso xayaysiino bogaane hore. Waxan jecelnahay guushaada. Waxan si lacag la’aan ah kugula wadaagi doona adeegyo suuqgayn oo kala duwan marka aad kooxdeena kuso biirto.

Waxan jecelnahay in ganacsigaagu uu caan noqdo uuna helo tirada iyo tayada ugu saraysa ee noociisa oo kale ah. Ku faan calaamadada, naga caawi sidi aan kaga caawin lahayn koritaanka ganacsigaaga. Nala so xidhiidh hada oo bilaw safarkii guushaada.

What is SomaliBusiness and how does it help to your business to grow?

The mission of SomaliBusiness.Info is to encourage the growth of Somali businesses worldwide. With the number of entrepreneurs growing on daily basis, we wanted to create a go-to website where all Somali entrepreneurs come together to share and motivate one another. Additionally, beside encouraging Somali entrepreneurship, we also will list and promote your business for FREE if you decide to list your business on our front page.

The entrepreneurial mindset is what created Netflix, Amazon, Alibaba, Microsoft, Google, Facebook and other multibillion companies. All these companies started at step 1, then step 2, then step 3 – until they reached where they are now. But what got them where they are now is the having the entrepreneurial mindset.

 

The reason we exist is to make sure you succeed in your entrepreneurship endeavor. No matter what kind of business you are running, we want you to be part of us and create a proud community. Whether you have a magnificent company or a shop in the corner, we want you to partner with us to create unity, collaboration, growth, and a symbol of oneness.

 

We want you to list your business in our website. We want your success. We will provide various marketing services with you for FREE when you team up with us. We want your business to get attention and be number one in it’s industry. Be proud of your brand, help us help you grow your business. Reach out to us right now to start your success journey.

Leave a Reply

Who is SomaliBusiness.info 10

Who is SomaliBusiness.info

Waa Maxay SomaliBusiness, Qaab nooce ah ayay kaga cawin karta inu koro ganacsigaagu? Qorshaha SomaliBusiness.Info waxa uu yahay in uu dhiiri galiyo gacansatada Somaliyeed meel

Read More »
Who is SomaliBusiness.info 11

Mas’uulnimada

Sifooyinka qofka mas’uul nimada ku dhereeya Hordhac Markii aad arakto ereyga “Mas’uulnimda” – wuxuu qofka ku fikireyya in qofka mas’uulnimada la yimaado uu yahay qof

Read More »
Who is SomaliBusiness.info 12

Dhaqaalaha-Somaaliya

Dhaqaalaha Soomaaliya ee Maanta Inkastoo aanay jirin hab dawladeed sax ah oo si fiican u shaqaynaya,hadana soomaaliya waxay joogtaysay dhaqaalaha aan rasmiga ahayn ee kasoo

Read More »

nagu so biir!

Ka mid noqo dedka ugu horeeya OO Blog-keena arka. 

Naga Mid Noqo (Join Us)